Sidee Bay Ugu Suuraggashay Imaaraadka Inuu Faraha La Galo Siyaasadda Donald Trump?

Jimcihii July 23, 2021 ayaa lacag dhan 250 malyan doolar oo damiin ah lagu sii daayey bilyaneer Thomas Barrack, oo tan 1980kii saaxiib dhaw la ahaa Donald Trump. Eedeysanuhu waxuu si qarsoodi ah ugu dhaqmayay sida qalqaaliye (lobbyist) shisheeye isagoo aan shaacin inuu qalqaale u ahaa Imaaraadka intii u dhexeesay April 2016 ilaa April 2018 … Continue reading Sidee Bay Ugu Suuraggashay Imaaraadka Inuu Faraha La Galo Siyaasadda Donald Trump?